We have 54 guests online
Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
No

Ciwaanka Muxaadarada

Format

Dhegeyso

1Liibaanta                      MP3Dhegeyso
2Iimaanku wuu kordhaa waanu Nusqaamaa  MP3Dhegeyso
3Cilmigu waa wadada jannadaMP3Dhegeyso
4Aakhiro_oo_la_doortoMP3Dhegeyso
5Habka_casharada_loo_diyaariyoMP3Dhegeyso
6Halyaydii_umada_iyo_horumarkii_islaamkaMP3Dhegeyso
7Islaamka_iyo_xoriyada_saxaafadaMP3Dhegeyso
8liibaantaMP3Dhegeyso
9Midnimada_ummadaMP3Dhegeyso
10Qiimaha_aduunyadaMP3Dhegeyso
11Shareecada_iyo_qaanuunkaMP3Dhegeyso
12Qofka_ka_jeesta_hanuunkaMP3Dhegeyso
13Walaal_tinimada_IslaamkaMP3Dhegeyso
14Awoodaha_alle_ina_siiyay_ee_aynu_dayacnayMP3Dhegeyso
15Ahmiyadda_SalaadaMP3Dhegeyso
16Casharo_laga_faa'iidaysanayo_hijradaMP3Dhegeyso
17Khatarta_MunaafiqiintaMP3Dhegeyso
18Taariikhda_waxa_ku_sugan_cibroMP3Dhegeyso
19Taariikhda_andalusMP3Dhegeyso
20Soomaalidu_waxay_u_dhexaysaa_dhib_iyo_rajoMP3Dhegeyso
21U_Samafalka_WaalidkaMP3Dhegeyso
22Tusaalooyin_Dagaladii_Nebigu_SCW_galayMP3Dhegeyso
23Xidhiidhka_ka_dhexeeya_aduunyada_iyo_aakhirada

MP3

Dhegeyso
24Xilka_Saaran_ArdaygaMP3Dhegeyso
25Qisadii_Nebi_YuusufMP3Dhegeyso
26Qisadii_salmaan_binu_faarisMP3Dhegeyso
27Qur'aanka_Iyo_SayniskaMP3Dhegeyso
28Hamiga_Qofka_Muslimka_ahMP3Dhegeyso
29Haweenayda_iyo_QuraankaMP3Dhegeyso
30Heshiiskii_nabigu_scw_lagalay_dumarkaMP3Dhegeyso
31Himilooyinka_jaaliyada_soomaaliyeed1MP3Dhegeyso
32Himilooyinka_jaaliyada_soomaaliyeed2MP3Dhegeyso
33Kaalinta_Dhalinyaradu_ku_Leeyihiin_NoloshaMP3Dhegeyso
34Khalkhalka_ku_dhaca_fahanka_ummadaMP3Dhegeyso
35Khatarta_warbaahinta_reer_galbeedkaMP3Dhegeyso
36Ladganka_nafta_iyo_rabitaankeedaMP3Dhegeyso
37Mideynta_Camalka_IslaamkaMP3Dhegeyso
38MahadnaqMP3Dhegeyso
39ManaahijtaMP3Dhegeyso
40Maxaa_inoo_xal_ah1MP3Dhegeyso
41Maxaa_inoo_xal_ah2MP3Dhegeyso
42Mustaqbalka_Islaamkaa_lehMP3Dhegeyso
43Nidaamka_caalamka_cusubMP3Dhegeyso
44Sidee_Baa_Looga_Badbaada_AIDS-kaMP3Dhegeyso
45Sidee_baynu_u_Horumari_Karnaa1MP3Dhegeyso
46Sidee_baynu_u_Horumari_Karnaa2MP3Dhegeyso
47Sidee_Quraanka_u_AkhrinaaMP3Dhegeyso
48Sifada_daacigaMP3Dhegeyso
49Saacad_iyo_SaacadMP3Dhegeyso
50Sabarka_FitankaMP3Dhegeyso
51Tarbiyada_NaftaMP3Dhegeyso
52Tarbiyaddii_SaxaabadaMP3Dhegeyso
53U Dabaal_daga_sanadka_cusubMP3Dhegeyso
54WaanoMP3Dhegeyso
55Xaqa_gabadha_muslimada_ahMP3Dhegeyso
56In_La_Is_Qanciyaa_waa_hab_ka_mid_ah_hababka_DacwadaMP3Dhegeyso
57Islaamayta_aqoontaMP3Dhegeyso
58Jiilkii_SaxaabadaMP3Dhegeyso
59Gumaysiga_Maskaxda_DumarkaMP3Dhegeyso
60Adaabta_khilaafkaMP3Dhegeyso
61Akhlaaqda_qofka_muslimka_ahMP3Dhegeyso
62Al_FaaxishaMP3Dhegeyso
63Al_Walaa_Wal_WabraaMP3Dhegeyso
64Asbaabaha_ToosnaantaMP3Dhegeyso
65Astaanta_siyaasada_ummadaMP3Dhegeyso
66Baahida_Camalka_Islaamiga_ahMP3Dhegeyso
67Baraaruga_islaamkaMP3Dhegeyso
68Bishaarooyinka_Xiliga_DhibtaMP3Dhegeyso
69Dabar_Go'a_UmadahaMP3Dhegeyso
70Dariiqul_Ilal_HadafMP3Dhegeyso
71Dhadhanka_cibaadadaMP3Dhegeyso
72Dhambaaladii_nabigu_dirayMP3Dhegeyso
73dhibaatada_qurba_joogaMP3Dhegeyso
74Dhibaatooyinka_Qaadka1MP3Dhegeyso
75Dhibaatooyinka_Qaadka2MP3Dhegeyso
76Dhisida_Guri_Musilm_Ah_iyo_Ilaalintiisa1MP3Dhegeyso
77Dhisida_guri_Muslim_Ah_iyo_Ilaalintiisa2MP3Dhegeyso
78Diinta_iyo_siyaasadaMP3Dhegeyso
79Dimuquraadiyada_iyo_wadatashiga 1MP3Dhegeyso
80Dimuquraadiyada_iyo_wadatashiga2MP3Dhegeyso
81Dulaanka_MaskaxdaMP3Dhegeyso
82Duulaankii_isbahaysigaMP3Dhegeyso
83Fahamka_noloshaMP3Dhegeyso
84Fahamka_siyaasada_sharciga_ahMP3Dhegeyso
 
set as your home page

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info