Home
Q-Ramadaanta

   Barashada Quraanka

  Maxamed Sidiiq Al-Mashaawi
1.Jus Qadsamic
2.Jus Qadsamic
3.Jus Tabaarik
4.Jus Tabaarik
5.Jus Camma
6.Jus Camma
Maxamuud Khaliil Xusari
1.Jus Daariyaat
2.Jus Daariyaat
3.Jus Daariyaat
4.Jus Qadsamic
5.Jus Qadsamic
6.Jus Qadsamic
7.Jus Tabaarik
8.Jus Tabaarik
9.Jus Tabaarik
10.Jus Camma
11.Jus Camma
12.Jus Camma

   Su'aalo iyo Jawaabo

   Sh. Maxamed Cumar Dirir
1. Su'aalo iyo Jawaabo
2. Su'aalo iyo Jawaabo
3. Su'aalo iyo Jawaabo
4. Su'aalo iyo Jawaabo
5. Su'aalo iyo Jawaabo
6. Su'aalo iyo Jawaabo
7. Su'aalo iyo Jawaabo
8. Su'aalo iyo Jawaabo
9. Su'aalo iyo Jawaabo
10. Su'aalo iyo Jawaabo
We have 43 guests online

Codayn

Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

   Islamic Links

Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
Qardhaawi
Daarul Cilmi

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
No

Surada

AyadaFormat

Dhegeyso

1Al-Faatixah 1-7MP3Dhegeyso
2
Al-Baqara
01-43MP3Dhegeyso
3
Al-Baqara
44-74MP3Dhegeyso
4
Al-Baqara
75-105MP3Dhegeyso
5
Al-Baqara
106-141MP3Dhegeyso
6
Al-Baqara
142-176MP3Dhegeyso
7
Al-Baqara
177-197MP3Dhegeyso
8
Al-Baqara
198-220MP3Dhegeyso
9
Al-Baqara
221-234MP3Dhegeyso
10
Al-Baqara
235-252MP3Dhegeyso
11
Al-Baqara
253-271MP3Dhegeyso
12
Baqara-Cimraan
272-14MP3Dhegeyso
13
Al Cimraan
15-51MP3Dhegeyso
14
Al Cimraan
52-92MP3Dhegeyso
15
Al Cimraan
93-132MP3Dhegeyso
16
Al Cimraan
133-170MP3Dhegeyso
17
Al Cimraan
171-200MP3Dhegeyso
18
An-Nisaa
1-12MP3Dhegeyso
19
An-Nisaa
13-31MP3Dhegeyso
20
An-Nisaa
32-57MP3Dhegeyso
21
An-Nisaa
58-84MP3Dhegeyso
22
An-Nisaa
85-113MP3Dhegeyso
23
An-Nisaa
114-147MP3Dhegeyso
24
An-Nisaa
148-176MP3Dhegeyso
25
Al-Maa'dah
1-13MP3Dhegeyso
26
Al-Maa'dah
14-40MP3Dhegeyso
27
Al-Maa'dah
41-64MP3Dhegeyso
28
Al-Maa'dah
65-96MP3Dhegeyso
29
Al-Maa'dah-Al-Ancaam
97-9MP3Dhegeyso
30
Al-Ancaam
10-54MP3Dhegeyso
31
Al-Ancaam
55-92MP3Dhegeyso
32
Al-Ancaam
93-126MP3Dhegeyso
33
Al-Ancaam
127-152MP3Dhegeyso
34
Al-Ancaam-Al-Acraaf
153-30MP3Dhegeyso
35
Al-Acraaf
31-64MP3Dhegeyso
36
Al-Acraaf
65-104MP3Dhegeyso
37
Al-Acraaf
105-154MP3Dhegeyso
38
Al-Acraaf
155-197MP3Dhegeyso
39
Al-Acraaf-Anfaal  
198-40MP3Dhegeyso
40
Anfaal
41-72MP3Dhegeyso
41
Anfaal -At-Towbah
73-30MP3Dhegeyso
42
At-Towbah
31-59MP3Dhegeyso
43
At-Towbah
60-92MP3Dhegeyso
44
At-Towbah
93-119MP3Dhegeyso
45
Towbah- Yuunus
119-24MP3Dhegeyso
46
 Yuunas
23-64MP3Dhegeyso
47
Yuunas
65-109MP3Dhegeyso
48
Huud
1-40MP3Dhegeyso
49
Huud
41-80MP3Dhegeyso
50
Huud
81-123MP3Dhegeyso
51
Yuusuf
1-33MP3Dhegeyso
52
Yuusuf
34-65MP3Dhegeyso
53
Yuusuf
66-102MP3Dhegeyso
54
Yuusuf - Racad
103-18MP3Dhegeyso
55
Racad -ibraahim
19-6MP3Dhegeyso
56
 Ibraahim
7-47MP3Dhegeyso
57
 Ibraahiim -xajar
48-57MP3Dhegeyso
58
 Xajar- Naxli
94-44MP3Dhegeyso
59
Naxli
45-79MP3Dhegeyso
60
Naxli
80-128MP3Dhegeyso
61
Israa
1-44MP3Dhegeyso
62
Israa
55-93MP3Dhegeyso
63
Israa-Kahfi
94-30MP3Dhegeyso
64
Kahfi
31-74MP3Dhegeyso
65
Kahfi-Maryam
75-15MP3Dhegeyso
66
Maryam
16-76MP3Dhegeyso
67
Maryam-Dah
77-70MP3Dhegeyso
68
Dah
71-165MP3Dhegeyso
69
Anbiyaa
1-50MP3Dhegeyso
70
Anbiyaa
51-112MP3Dhegeyso
71
Xaj
1-35MP3Dhegeyso
72
Xaj
36-78MP3Dhegeyso
73
Mu'munuun
1-71MP3Dhegeyso
74
Mu'munuun-Nuur
72-14MP3Dhegeyso
75
Nuur
15-42MP3Dhegeyso
76
Nuur-Furqaan
43-20MP3Dhegeyso
77
Furqaan
21-73MP3Dhegeyso
78
Furqaan- Shucaraa
74-88MP3Dhegeyso
79
Shucaraa
89-223MP3Dhegeyso
80
Shucaraa-Namli
224-44MP3Dhegeyso
81
Namli
45-93MP3Dhegeyso
82
Qasas
1-35MP3Dhegeyso
83
Qasas
36-83MP3Dhegeyso
84
Qasas-Cankabuut
84-45MP3Dhegeyso
85
Cankabuut-Ruum
46-21MP3Dhegeyso
86
Ruun-Luqmaan
22-5MP3Dhegeyso
87
Luqmaan-Sajad
6-23MP3Dhegeyso
88
Sajad-Axzaab
24-25MP3Dhegeyso
89
Axzaab
26-49MP3Dhegeyso
90
Axzaab
50-69MP3Dhegeyso
91
Axzaab-Saba
70-33MP3Dhegeyso
92
Saba-Faadir
34-27MP3Dhegeyso
93
Faadir-Yaasiin
28-41MP3Dhegeyso
94
Yaasiin-Saafaat
42-62MP3Dhegeyso
95
Saafaat-Saad
63-8MP3Dhegeyso
96
Saad
9-70MP3Dhegeyso
97
Saad-Zumar
71-37MP3Dhegeyso
98
Zumar-Qaafir
38-14MP3Dhegeyso
99
Qaafir
15-67MP3Dhegeyso
100
Qaafir-Fusilat
68-32MP3Dhegeyso
101
Fusilat-Shuuraa
33-15MP3Dhegeyso
102
Shuuraa-Zukruf
16-7MP3Dhegeyso
103
Zukruf
8-71MP3Dhegeyso
104
Zukruf-Jaasiya
72-18MP3Dhegeyso
105
Jaasiya-Axqaaf
19-23MP3Dhegeyso
106
Axqaaf-Muxamed
24-29MP3Dhegeyso
107
Muxamed-Fatxi
30-21MP3Dhegeyso
108
Fatxi-Xujuraat
22-12MP3Dhegeyso
109
Xujuraat-Qaaf
13-45MP3Dhegeyso
110
Wadaariyaat-Duur
1-28MP3Dhegeyso
111
Duur-Najmi
29-35MP3Dhegeyso
112
Najmi-Raxmaan
36-12MP3Dhegeyso
113
Raxmaan-Waaqica
13-70MP3Dhegeyso
114
Waaqica-Xadiid
71-27MP3Dhegeyso
115
Xadiid-Mujaadala
28-21MP3Dhegeyso
116
Mujaadala-Xashri
22-22MP3Dhegeyso
117
Xashri-Safa
23-9MP3Dhegeyso
118
Safa-Munaafuquun
10-11MP3Dhegeyso
119
Taqaabul-Dalaaq
1-5MP3Dhegeyso
120
Dalaaq-Taxriim
6-10MP3Dhegeyso
121
Taxriim-Qalam
11-16MP3Dhegeyso
122
Qalam-Xaaqa
17-52MP3Dhegeyso
123
Macaarij-Nuux
1-28MP3Dhegeyso
124
Jini-Muzamil
1-20MP3Dhegeyso
125
Mudasir-Qiyaama
1-40MP3Dhegeyso
126
Insaan-Mursalaat
1-50MP3Dhegeyso
127
Cama-Naasicaad
1-46MP3Dhegeyso
128
Camasa-Mudafifiin
1-6MP3Dhegeyso
129
Mudafifiin-Daariq
7-17MP3Dhegeyso
130
Al Aclaa-Balad
1-20MP3Dhegeyso
131
Shamsi-Calaq
1-5MP3Dhegeyso
132
Calaq-Casri
6-3MP3Dhegeyso
133
Humaza-Naas
1-7MP3Dhegeyso
 

Waxaanu ka codsanaynaa dhammaan Ardayda ku taxan Darsigan Tafsiirka Qur'aanka inay nala socodsiyaan haddii ay jirto cilad xaga farsamo, xaga codkase waa sida Sheekha looga duubay, sidoo kale waxa aanu idin xasuusinaynaa oo aanu idin leenahay hanaga ilaabina inaad Sheekh, iyo dhammaan cidii khayrkan ka qayb qaadatay idina soo gudbisay u soo ducaysaan.

 
set as your home page

Tafsiirka Quraanka

Sh. Maxamed Sh.Cumar Dirir
Sh. Cismaan Cali Xuseen
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Arbiciin

Sh.Maxamed  Ismaaciil

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Arbiciin

Sh.Cumar Faaruuq

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Casharka 4aad
Casharka 5aad
Casharka 6aad
Casharka 7aad
Casharka 8aad
Casharka 9aad
Casharka 10aad
Casharka 11aad
Casharka 12aad
Casharka 13aad

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info