We have 81 guests online
Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
Tafsiirka Sh. Umal
Ujeedooyinka Shareecada (Nadwo ka socota magaalada Hargeysa Print E-mail
Friday, 11 July 2008

Halkan ka soco Nadwo ay ka qayb galayaan Culimo badani kana socota Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa

 
Ujeedooyinka Shareecada (Nadwo) Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa Print E-mail
Friday, 11 July 2008

Ujeedooyinka Shareecada (Nadwo) Masjidka Cali Mataan Hargeysa
No
Ciwaanka Muxaadarada
CulimadaRealMP3
1
Xafladii FuritaankaCulimo Kala DuwanrealplayerMP3
2
 Ujeedooyinka Shareecada Sh.Yuusuf Aadan AxmedrealplayerMP3 
3
 Dhaqaalaha Islaamiga ah Sh.Ismacil iyo Sh.Dirirrealplayer 
4
 Ilaalinta Diinta Iyo Nafta Sh.C/naasir Xaaji Axmedrealplayer 
5
 Wanaaga Iyo XumaantaSh.Cali Warsamerealplayer 
6
Ilaalinta Caqliga iyo Sharafta Sh.Maxamed iyo Sh.C/raxmaanrealplayer 
7
 Halka ayShareecadu Hiigsanayso Sh.Faysal Cali FaaraxrealplayerMP3
8
 Suaalihii iyo Jawaabihii  Sh.Dirir,Sh.C/naasir iyo Sh.Maxamedrealplayer MP3
9
Xafladii Xidhitaanka Nadwada   

Read more...
 
Muxaadarooyinka Sh.Cabdicasiis Xasan Yacqub Print E-mail
Saturday, 07 June 2008

Muxaadarooyinkii Sh.Cabdicasiis Xasan Yacquub
No
Ciwaanka Muxaadarada
NoCiwaanka Muxaadarada
1
Adoontaay11Macnaha muslimnimada
2
Dardaaran khuseeya dumarka12Maxaad U tukan laadahay
3
Dhalinyarada fursadooda dayacay13Qaadka
4
Dhambaal ku  Socda Gabadha14Sifada Jannada iyo naarta
5
Dhambaal ku sacda soomanaha15sifada Salaada
6
Dhufayska Qofka Muslimka ah16sifada xajka iyo cumrada
7
Geeridii Rasuulka scw17U Samafalka Waalidka
8
Ilaalinta Carabka18Xaalada mawdka
9
Jana Doonayaasha19Xaqa oorida
10Macaan Gooyaha20Xaqa sayga

 
awoodaha alle ina siiyay ee la dayacay 1 Print E-mail
Wednesday, 21 May 2008
 
Buluuqul Maraam Print E-mail
Sunday, 11 May 2008
Buluuqul Maraam
Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir

Casharka1

Casharka30Casharka59Casharka88Casharka117
Casharka2Casharka31Casharka60Casharka89Casharka118
Casharka3Casharka32Casharka61Casharka90Casharka119
Casharka4Casharka33Casharka62Casharka91Casharka120
Casharka5Casharka34Casharka63Casharka92Casharka121
Casharka6Casharka35Casharka64Casharka93Casharka122
Casharka7Casharka36Casharka65Casharka94Casharka123
Casharka8Casharka37Casharka66Casharka95Casharka124
Casharka9Casharka38Casharka67Casharka96Casharka125
Casharka10Casharka39Casharka68Casharka97Casharka126
Casharka11Casharka40Casharka69Casharka98Casharka127
Casharka12Casharka41Casharka70Casharka99Casharka128
Casharka13Casharka42Casharka71Casharka100Casharka129
Casharka14Casharka43Casharka72Casharka101Casharka130
Casharka15Casharka44Casharka73Casharka102Casharka131
Casharka16Casharka45Casharka74Casharka103Casharka132
Casharka17Casharka46Casharka75Casharka104Casharka133
Casharka18Casharka47Casharka76Casharka105Casharka134
Casharka19Casharka48Casharka77Casharka106Casharka135
Casharka20Casharka49Casharka78Casharka107Casharka136
Casharka21Casharka50Casharka79Casharka108Casharka137
Casharka22Casharka51Casharka80Casharka109Casharka138
Casharka23Casharka52Casharka81Casharka110Casharka139
Casharka24Casharka53Casharka82Casharka111Casharka140
Casharka25Casharka54Casharka83Casharka112Casharka141
Casharka26Casharka55Casharka84Casharka113Casharka142
Casharka27Casharka56Casharka85Casharka114 
Casharka28Casharka57Casharka86Casharka115 
Casharka29Casharka58Casharka87Casharka116 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Results 10 - 18 of 71
set as your home page

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info