|
Manhajka iyo Dariiqa Webka Al Hidaaya |
|
|
|
Tuesday, 25 December 2007 |
|
Manhajka webkan iyo sees dhigiisu waxaan ku soo koobeynaa ereyadan :- 1- Meesha aanu ka soo qaadaneyno diinta iyo tacliinteenu waa inta waafaqsan Kitaabka Allaah iyo Sunnada Rasuulka (Sallallaahu caleyhi wassalam), intaa waxa soo raaca waa Ijmaacada ummadan ee salafkoodii saalixa ahaa, waxaanu iska tureynaa wixii ka hor imanaya ama garab socda ee ka soo hor jeeda fahankaas iyo dariiqaasi. 2- Cid laga hor marin karaa ma jirto Kitaabka iyo Sunnada, ciddey doonto ha ahaatee, qiimaha iyo intuu doono ha weynaado qofkaasi. |
|
Read more...
|