We have 58 guests online
Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
Tafsiirka Sh. Umal
Buuga Shakhsiyadda Muslimka Ah Qaybtiisa 1aad Print E-mail
Saturday, 02 February 2008

Muuminku waa Qof soo jeeda:- Waxa ugu horeeya ee qofka muslimka ah laga doonayaa waa in uu rumeeyo illaaha xaq ah kuna kalsoonaado ku xidhnaantiisa isla markaana isaga si joogta ah u xusuusnaanaya tala saaranayana, isagoo illaahay gargaar waydiisanaya, waana in uu dareensadaada xeel dheerida baahidiisa joogta ah ee illaahay uga baahan yahay, quwadiisa, gargaarkiisa iyo Adeecidiisa mar kasta oo uu dadaal sameeyo iyo mar kasta uu sabab keeno.

Read more...
 
Hordhaca Buuga Shakhsiyadda Muslimka Ah Print E-mail
Saturday, 02 February 2008

Intaa ka dib ahmiyada mawduucan waa mid lagu iftiiminayo Shakhsiyada muslimka ah sida laga doonayo, waxay igu qaadatay sannado badan si aan daraasad ugu samaynayay, markaan  dhinacyo badan ka eegayna waxa aan arkay iyagoo dhinac ku dadaalaya dadku dhinaca kalena dhayalsanaya.

Read more...
 
Liiska Culimada Qur'aanka Print E-mail
Thursday, 31 January 2008
No

Magaca Sheekha

Deggen/u Dhashay

Tiradda
1Sh.Sacuud binu ibraahin al-shureymImaamka Xaramka114
2Sh.Cabdi Raxman Sudeysi Imaamka Xaramka114
3Cali XudayfiImaamka Xaramka Madina114
4Sacad Al-QaamidiImam Damaam/Sacuudi114
5Cabdallaah Al-khayaadImaamkii Xaramka ee h114
6Cabdallaah Al-madruudSacuudi114
7Abubakar Al-ShaadiriSacuudi114
8Ibrahim JibrilSacuudi114
9Khaalid Al-QaxdaaniSacuudi114
10Maxammed Al-BaraakSacuudi

114

11Cabdallaah Cali BasfarMas'uul sare Sacuudi

114

12Maxammed JibriilMasri

114

13Maxammed Siddiiq Al-ManshawiMasri

114

14Maxamuud Khaliil Al-XusariMasri

114

15Cabdirashiid Cali SuufiSoomaali

114

 
Sudaysi Print E-mail
Thursday, 31 January 2008
No

Suraada

FormatDhegeyso

Qaado

1Al-FaatixahMP3 Dhegeyso

Qaado

2Al-BaqaraMP3Dhegeyso Qaado
3Al CimraanMP3Dhegeyso Qaado
4An-NisaaMP3Dhegeyso Qaado
5Al Maa'idahMP3Dhegeyso Qaado
6Al AncaamMP3Dhegeyso Qaado
7Al AcraafMP3Dhegeyso Qaado
8Al AnfaalMP3Dhegeyso Qaado
9Al TowbahMP3Dhegeyso Qaado
10YuunasMP3Dhegeyso Qaado
11HuudMP3Dhegeyso Qaado
12YuusufMP3Dhegeyso Qaado
13RacadMP3Dhegeyso Qaado
14IbraahimMP3Dhegeyso Qaado
15XijarMP3Dhegeyso Qaado
16NaxliMP3Dhegeyso Qaado
17IsraaMP3Dhegeyso Qaado
18KahfiMP3Dhegeyso Qaado
19MaryamMP3Dhegeyso Qaado
20DaahMP3Dhegeyso Qaado
21AnbiyaaMP3Dhegeyso Qaado
22Xaj

MP3

Dhegeyso Qaado
23Mu'munuunMP3Dhegeyso Qaado
24NuurMP3Dhegeyso Qaado
25FurqaanMP3Dhegeyso Qaado
26ShucaraaMP3Dhegeyso Qaado
27NamliMP3Dhegeyso Qaado
28QasasMP3Dhegeyso Qaado
29CankabuutMP3Dhegeyso Qaado
30RuumMP3Dhegeyso Qaado
31LuqmaanMP3Dhegeyso Qaado
32SajadMP3Dhegeyso Qaado
33AxzaabMP3Dhegeyso Qaado
34SabaMP3Dhegeyso Qaado
35FaadirMP3Dhegeyso Qaado
36YaasiinMP3Dhegeyso Qaado
37SaafaatMP3Dhegeyso Qaado
38SaadMP3Dhegeyso Qaado
39ZumarMP3Dhegeyso Qaado
40QaafirMP3Dhegeyso Qaado
41FusilatMP3Dhegeyso Qaado
42ShuuraaMP3Dhegeyso Qaado
43ZukrufMP3Dhegeyso Qaado
44DukhaanMP3Dhegeyso Qaado
45JaasiyaMP3Dhegeyso Qaado
46AxqaafMP3Dhegeyso Qaado
47MuxamedMP3Dhegeyso Qaado
48FatxiMP3Dhegeyso Qaado
49XujuraatMP3Dhegeyso Qaado
50QaafMP3Dhegeyso Qaado
51WadaariyaatMP3Dhegeyso Qaado
52DuurMP3Dhegeyso Qaado
53NajmiMP3Dhegeyso Qaado
54QamarMP3Dhegeyso Qaado
55RaxmaanMP3Dhegeyso Qaado
56WaaqicaMP3Dhegeyso Qaado
57XadiidMP3Dhegeyso Qaado
58MujaadalaMP3Dhegeyso Qaado
59XashriMP3Dhegeyso Qaado
60MumtaxinMP3Dhegeyso Qaado
61SafaMP3Dhegeyso Qaado
62JumacMP3Dhegeyso Qaado
63MunaafuquunMP3Dhegeyso Qaado
64TaqaabunMP3Dhegeyso Qaado
65DalaaqMP3Dhegeyso Qaado
66TaxriimMP3Dhegeyso Qaado
67MulkiMP3Dhegeyso Qaado
68QalamMP3Dhegeyso Qaado
69XaaqaMP3Dhegeyso Qaado
70MacaarijMP3Dhegeyso Qaado
71NuuxMP3Dhegeyso Qaado
72JiniMP3Dhegeyso Qaado
73MuzamilMP3Dhegeyso Qaado
74MudazirMP3Dhegeyso Qaado
75QiyaamahMP3Dhegeyso Qaado
76InsaanMP3Dhegeyso Qaado
77MursalaatMP3Dhegeyso Qaado
78CamaMP3Dhegeyso Qaado
79NaasicaadMP3Dhegeyso Qaado
80CabasaMP3Dhegeyso Qaado
81TakwiirMP3Dhegeyso Qaado
82InfidaarMP3Dhegeyso Qaado
83MudafifiinMP3Dhegeyso Qaado
84InshiqaadMP3Dhegeyso Qaado
85BuruujMP3Dhegeyso Qaado
86DaariqMP3Dhegeyso Qaado
87AcalaMP3Dhegeyso Qaado
88QaashiyaMP3Dhegeyso Qaado
89FajriMP3Dhegeyso Qaado
90BaladMP3Dhegeyso Qaado
91ShamsiMP3Dhegeyso Qaado
92LaylMP3Dhegeyso Qaado
93DuxaaMP3Dhegeyso Qaado
94NashraxMP3Dhegeyso Qaado
95TiinMP3Dhegeyso Qaado
96CalaqMP3Dhegeyso Qaado
97QadriMP3Dhegeyso Qaado
98BayinahMP3Dhegeyso Qaado
99ZulzilatMP3Dhegeyso Qaado
100CaadiyaatMP3Dhegeyso Qaado
101QaaricaMP3Dhegeyso Qaado
102TakaasurMP3Dhegeyso Qaado
103CasriMP3Dhegeyso Qaado
104HumazaMP3Dhegeyso Qaado
105FiilMP3Dhegeyso Qaado
106QurayshMP3Dhegeyso Qaado
107MaacuunMP3Dhegeyso Qaado
108KawsarMP3Dhegeyso Qaado
109KaafiruunMP3Dhegeyso Qaado
110NasriMP3Dhegeyso Qaado
111MasadMP3Dhegeyso Qaado
112IkhlaasMP3Dhegeyso Qaado
113FalaqMP3Dhegeyso Qaado
114NaasMP3Dhegeyso Qaado
 
Kitaabka Siirada ah ee Nuurul Yaqiin Print E-mail
Wednesday, 30 January 2008
Kitaabka Nuurul Yaqiin (Maxammed Al Khudari)
Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir
No
Ciwaanka
No

                   Ciwaanka

1
Siiradii Rasuulka (CSW)45Siiradii Rasuulka (CSW)
2
Siiradii Rasuulka (CSW)46Siiradii Rasuulka (CSW)
3
Siiradii Rasuulka (CSW)47Siiradii Rasuulka (CSW)
4
Siiradii Rasuulka (CSW)48Siiradii Rasuulka (CSW)
5
Siiradii Rasuulka (CSW)49Siiradii Rasuulka (CSW)
6
Siiradii Rasuulka (CSW)50Siiradii Rasuulka (CSW)
7
Siiradii Rasuulka (CSW)51Siiradii Rasuulka (CSW)
8
Siiradii Rasuulka (CSW)52Siiradii Rasuulka (CSW)
9
Siiradii Rasuulka (CSW)53Siiradii Rasuulka (CSW)
10Siiradii Rasuulka (CSW)54Siiradii Rasuulka (CSW)
11Siiradii Rasuulka (CSW)55Siiradii Rasuulka (CSW)
12Siiradii Rasuulka (CSW)56Siiradii Rasuulka (CSW)
13Siiradii Rasuulka (CSW)57Siiradii Rasuulka (CSW)
14Siiradii Rasuulka (CSW)58Siiradii Rasuulka (CSW)
15Siiradii Rasuulka (CSW)59Siiradii Rasuulka (CSW)
16Siiradii Rasuulka (CSW)60Siiradii Rasuulka (CSW)
17Siiradii Rasuulka (CSW)61Siiradii Rasuulka (CSW)
18Siiradii Rasuulka (CSW)62Siiradii Rasuulka (CSW)
19Siiradii Rasuulka (CSW)63Siiradii Rasuulka (CSW)
20Siiradii Rasuulka (CSW)64Siiradii Rasuulka (CSW)
21Siiradii Rasuulka (CSW)65Siiradii Rasuulka (CSW)
22Siiradii Rasuulka (CSW)66Siiradii Rasuulka (CSW)
23Siiradii Rasuulka (CSW)67Siiradii Rasuulka (CSW)
24Siiradii Rasuulka (CSW)68Siiradii Rasuulka (CSW)
25Siiradii Rasuulka (CSW)69Siiradii Rasuulka (CSW)
26Siiradii Rasuulka (CSW)70Siiradii Rasuulka (CSW)
27Siiradii Rasuulka (CSW)71Siiradii Rasuulka (CSW)
28Siiradii Rasuulka (CSW)72Siiradii Rasuulka (CSW)
29Siiradii Rasuulka (CSW)73Siiradii Rasuulka (CSW)
30Siiradii Rasuulka (CSW)74Siiradii Rasuulka (CSW)
31Siiradii Rasuulka (CSW)75Siiradii Rasuulka (CSW)
32Siiradii Rasuulka (CSW)76Siiradii Rasuulka (CSW)
33Siiradii Rasuulka (CSW)77Siiradii Rasuulka (CSW)
34Siiradii Rasuulka (CSW)78Siiradii Rasuulka (CSW)
35Siiradii Rasuulka (CSW)79Siiradii Rasuulka (CSW)
36Siiradii Rasuulka (CSW)80Siiradii Rasuulka (CSW)
37Siiradii Rasuulka (CSW)81Siiradii Rasuulka (CSW)
38Siiradii Rasuulka (CSW)82Siiradii Rasuulka (CSW)
39Siiradii Rasuulka (CSW)83Siiradii Rasuulka (CSW)
40Siiradii Rasuulka (CSW)84Siiradii Rasuulka (CSW)
41Siiradii Rasuulka (CSW)85Siiradii Rasuulka (CSW)
42Siiradii Rasuulka (CSW)86Siiradii Rasuulka (CSW)
43Siiradii Rasuulka (CSW)87Siiradii Rasuulka (CSW)
44Siiradii Rasuulka (CSW)  
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Results 46 - 54 of 71
set as your home page

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info