We have 100 guests online
Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
Tafsiirka Sh. Umal
Duruusta Sh.Cismaan Cali Xuseen Print E-mail
Sunday, 11 May 2008
Kitaabu Towxiid
Sh.Cismaan Cali Xuseen

Casharka1

Casharka5Casharka9Casharka13Casharka17
Casharka2Casharka6Casharka10Casharka14Casharka18
Casharka3Casharka7Casharka11Casharka15Casharka19
Casharka4Casharka8Casharka12Casharka16Casharka20

 

 

 

 

Caqiidatu Waasidiya
Sh.Cismaan Cali Xuseen

Casharka1

Casharka7Casharka13Casharka19Casharka25
Casharka2Casharka8Casharka14Casharka20Casharka26
Casharka3Casharka9Casharka15Casharka21Casharka27
Casharka4Casharka10Casharka16Casharka22Casharka28
Casharka5Casharka11Casharka17Casharka23Casharka29
Casharka6Casharka12Casharka18Casharka24 

 

 

 

 

 

Qawaacidul Musla
Sh.Cismaan Cali Xuseen

Casharka1

Casharka5Casharka9Casharka13Casharka17
Casharka2Casharka6Casharka10Casharka14Casharka18
Casharka3Casharka7Casharka11Casharka15Casharka19
Casharka4Casharka8Casharka12Casharka16 

 

 

 

 

Waxaanu ka codsanaynaa dhammaan Ardayda ku taxan Casharadan inay ay nala socodsiyaan haddii ay jirto cilad xaga farsamo ah, xaga codkase waa sida Sheekha looga duubay, sidoo kale waxa aanu idin xasuusinaynaa oo aanu idin leenahay hanaga ilaabina inaad Sheekh, iyo dhammaan cidii khayrkan ka qayb qaadatay idina soo gudbisay u soo ducaysaan.

 
Duruusta Sh.Barbaraawi Print E-mail
Sunday, 11 May 2008
Kitaabu Towxiid
Sh.Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi)

Casharka1

Casharka7Casharka13Casharka19Casharka25
Casharka2Casharka8Casharka14Casharka20Casharka26
Casharka3Casharka9Casharka15Casharka21 
Casharka4Casharka10Casharka16Casharka22 
Casharka5Casharka11Casharka17Casharka23 
Casharka6Casharka12Casharka18Casharka24 

 

 

 

 

 

Sifatu Salaad
Sh.Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi)

Casharka1

Casharka3

Casharka5

Casharka7

Casharka9

Casharka2Casharka4Casharka6Casharka8Casharka10

 

 

 

Waxaanu ka codsanaynaa dhammaan Ardayda ku taxan Casharadan inay ay nala socodsiyaan haddii ay jirto cilad xaga farsamo ah, xaga codkase waa sida Sheekha looga duubay, sidoo kale waxa aanu idin xasuusinaynaa oo aanu idin leenahay hanaga ilaabina inaad Sheekh, iyo dhammaan cidii khayrkan ka qayb qaadatay idina soo gudbisay u soo ducaysaan.

 
Abu Shujaaca Dirir Print E-mail
Sunday, 04 May 2008
Abu Shujaac
Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir

Casharka1

Casharka13Casharka25Casharka37Casharka49
Casharka2Casharka14Casharka26Casharka38Casharka50
Casharka3Casharka15Casharka27Casharka39Casharka51
Casharka4Casharka16Casharka28Casharka40Casharka52
Casharka5Casharka17Casharka29Casharka41Casharka53
Casharka6Casharka18Casharka30Casharka42Casharka54
Casharka7Casharka19Casharka31Casharka43Casharka55
Casharka8Casharka20Casharka32Casharka44Casharka56
Casharka9Casharka21Casharka33Casharka45Casharka57
Casharka10Casharka22Casharka34Casharka46Casharka58
Casharka11Casharka23Casharka35Casharka47Casharka59
Casharka12Casharka24Casharka36Casharka48 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaanu ka codsanaynaa dhammaan Ardayda ku taxan Casharadan inay ay nala socodsiyaan haddii ay jirto cilad xaga farsamo ah, xaga codkase waa sida Sheekha looga duubay, sidoo kale waxa aanu idin xasuusinaynaa oo aanu idin leenahay hanaga ilaabina inaad Sheekh, iyo dhammaan cidii khayrkan ka qayb qaadatay idina soo gudbisay u soo ducaysaan.

 
Nurulyaqiin_Sh.Dirir Print E-mail
Sunday, 04 May 2008
Kitaabka Nuurul Yaqiin (Maxammed Al Khudari)
Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir
No
Ciwaanka
No

                   Ciwaanka

1
Siiradii Rasuulka (CSW)45Siiradii Rasuulka (CSW)
2
Siiradii Rasuulka (CSW)46Siiradii Rasuulka (CSW)
3
Siiradii Rasuulka (CSW)47Siiradii Rasuulka (CSW)
4
Siiradii Rasuulka (CSW)48Siiradii Rasuulka (CSW)
5
Siiradii Rasuulka (CSW)49Siiradii Rasuulka (CSW)
6
Siiradii Rasuulka (CSW)50Siiradii Rasuulka (CSW)
7
Siiradii Rasuulka (CSW)51Siiradii Rasuulka (CSW)
8
Siiradii Rasuulka (CSW)52Siiradii Rasuulka (CSW)
9
Siiradii Rasuulka (CSW)53Siiradii Rasuulka (CSW)
10Siiradii Rasuulka (CSW)54Siiradii Rasuulka (CSW)
11Siiradii Rasuulka (CSW)55Siiradii Rasuulka (CSW)
12Siiradii Rasuulka (CSW)56Siiradii Rasuulka (CSW)
13Siiradii Rasuulka (CSW)57Siiradii Rasuulka (CSW)
14Siiradii Rasuulka (CSW)58Siiradii Rasuulka (CSW)
15Siiradii Rasuulka (CSW)59Siiradii Rasuulka (CSW)
16Siiradii Rasuulka (CSW)60Siiradii Rasuulka (CSW)
17Siiradii Rasuulka (CSW)61Siiradii Rasuulka (CSW)
18Siiradii Rasuulka (CSW)62Siiradii Rasuulka (CSW)
19Siiradii Rasuulka (CSW)63Siiradii Rasuulka (CSW)
20Siiradii Rasuulka (CSW)64Siiradii Rasuulka (CSW)
21Siiradii Rasuulka (CSW)65Siiradii Rasuulka (CSW)
22Siiradii Rasuulka (CSW)66Siiradii Rasuulka (CSW)
23Siiradii Rasuulka (CSW)67Siiradii Rasuulka (CSW)
24Siiradii Rasuulka (CSW)68Siiradii Rasuulka (CSW)
25Siiradii Rasuulka (CSW)69Siiradii Rasuulka (CSW)
26Siiradii Rasuulka (CSW)70Siiradii Rasuulka (CSW)
27Siiradii Rasuulka (CSW)71Siiradii Rasuulka (CSW)
28Siiradii Rasuulka (CSW)72Siiradii Rasuulka (CSW)
29Siiradii Rasuulka (CSW)73Siiradii Rasuulka (CSW)
30Siiradii Rasuulka (CSW)74Siiradii Rasuulka (CSW)
31Siiradii Rasuulka (CSW)75Siiradii Rasuulka (CSW)
32Siiradii Rasuulka (CSW)76Siiradii Rasuulka (CSW)
33Siiradii Rasuulka (CSW)77Siiradii Rasuulka (CSW)
34Siiradii Rasuulka (CSW)78Siiradii Rasuulka (CSW)
35Siiradii Rasuulka (CSW)79Siiradii Rasuulka (CSW)
36Siiradii Rasuulka (CSW)80Siiradii Rasuulka (CSW)
37Siiradii Rasuulka (CSW)81Siiradii Rasuulka (CSW)
38Siiradii Rasuulka (CSW)82Siiradii Rasuulka (CSW)
39Siiradii Rasuulka (CSW)83Siiradii Rasuulka (CSW)
40Siiradii Rasuulka (CSW)84Siiradii Rasuulka (CSW)
41Siiradii Rasuulka (CSW)85Siiradii Rasuulka (CSW)
42Siiradii Rasuulka (CSW)86Siiradii Rasuulka (CSW)
43Siiradii Rasuulka (CSW)87Siiradii Rasuulka (CSW)
44Siiradii Rasuulka (CSW)  
 
Duruusta Webka Print E-mail
Sunday, 04 May 2008
Magaca SheekhaLiiska Kutubta

1.Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

Tafsiir,Nuurulyaqiin,Abu Shujaac,Buluuq,

2.Sh.Maxamed Cali Jaamac

Abu Shujaac,Minhaaj,Mawaariis,Zubad,Safina 

3.Sh.Axmed Daahir

Xadiiqatu_Tasriif,Camriidi,Laamiyatu Afcaal           
4.Sh.Maxamed KhaashiciAl_Ajruumiyah,
5.Sh.Cismaan Cali XuseenTafsiir,Kitaabul_Towxiid, Qawaacidul Musla, More
6.Sh.Aadan Siiro
Taariikhdii khulafada Raashidiin
7.Sh.Cumar FaaruuqTafsiir,Arbiciin Annawawi
8.Sh.Maxamed Cabdi UmalTafsiir,Waasidiyah/Caqiidada Ahlusunnah
9.Sh.Shariif Cabdi NuurMinhaaj,Musdalaxa,Faraa'id,Buluuq,Riyaad
10.Sh.Cabdillaahi BarbaraawiSifada Salaada,Kitaabul_Towxiid
11.Sh.Maxamed Idiris 
12.Sh.Maxamed Sh.IsmaaciilXisnul_Muslim,Arbiciin,Hidaayatu_Mustafiid
13.Sh.Cabdillaahi MakaawiCaqiidatul Daxaawiyah
14.Yuusuf Aadan
Waasidiyah/Usuusha3/Siiro
15.Sh.Maxamed Axmed RoobleIslaaxul mujtamac
16.Sh.Maxamuud Cabdillaahi Cil.Naxwe_Waadix 1-2-3,Naxwe_Waadix 4-5-6
17.Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi 
18.Cabdikariim Xasan XooshWajiiz fii Qawaacidil Fiqhi
19.Sh.Maxamuud CabdirahmanAxkaamta Salaada/Sifada Salaada
20.Maxamuud ShibleBayquni/Quraan/Naylulawdaar
21.Bashiir Yusuf ShiilShamaail Muxammaddiyah
22.Abukhalid Ibnu KaarsheIslaaxul Mujtamac/Qawaacid 4ta, Kitaabu Tawxiid,
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Results 19 - 27 of 71
set as your home page

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info