Home
Q-Ramadaanta

   Barashada Quraanka

  Maxamed Sidiiq Al-Mashaawi
1.Jus Qadsamic
2.Jus Qadsamic
3.Jus Tabaarik
4.Jus Tabaarik
5.Jus Camma
6.Jus Camma
Maxamuud Khaliil Xusari
1.Jus Daariyaat
2.Jus Daariyaat
3.Jus Daariyaat
4.Jus Qadsamic
5.Jus Qadsamic
6.Jus Qadsamic
7.Jus Tabaarik
8.Jus Tabaarik
9.Jus Tabaarik
10.Jus Camma
11.Jus Camma
12.Jus Camma

   Su'aalo iyo Jawaabo

   Sh. Maxamed Cumar Dirir
1. Su'aalo iyo Jawaabo
2. Su'aalo iyo Jawaabo
3. Su'aalo iyo Jawaabo
4. Su'aalo iyo Jawaabo
5. Su'aalo iyo Jawaabo
6. Su'aalo iyo Jawaabo
7. Su'aalo iyo Jawaabo
8. Su'aalo iyo Jawaabo
9. Su'aalo iyo Jawaabo
10. Su'aalo iyo Jawaabo
We have 35 guests online

Codayn

Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

   Islamic Links

Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
Qardhaawi
Daarul Cilmi

Login Form

Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
Tafsiirka Sh. Umal
Xayaysiisyo iyo Ogaysiis Print E-mail
Friday, 01 May 2009
 

Wargelin: Ugu horeyn waxaanu  idinka raalli gelinaynaa dib u dhaca ku yimid Update-kii Shabakada ee bilaha ahaa iyo khaladaad ku jira casharada qaarkood, waxaase aanu idinku bushaaraynaynaa in shabakada gebi ahaanba aanu dib u habayn ku wadno, isla markaana aanu duruusta iyo Muxaadarooyinka ku jira MP3 ka wada dhigayno. Sidoo kale aanu ku howlanahay sidaanu idinku soo gudbin lahayn duruus intan ka sii badan iyo weliba Muxaadarooyin iyo barnaamijyo diini ah oo daawasho ah. Haddii alle idmana waxaanu rajaynaynaa in bishan gudaheeda aanu ku guulaysan doono isbedelkaa, iyadoo inta aanu howshaa ku guda jirnana codadkii hore si fiican idinku shaqayn doonaan idinkuna ha naga ilaabina ducada.

 
wargelin Print E-mail
Wednesday, 25 March 2009

Wargelin: Walaal Boggan Quraanka Shaqo ayaa ku socota waxaana imika ka shaqaynaya oo keliya ama aad dhegeysan kartaa Sh.C/raxmaan Sudeysi. Insha allah culimada kalena si dhakhso ah ayaanu u soo dhamaytiraynaa.

 
Siiradii Saxaabada iyo Saxaabiyaadka Best Print E-mail
Wednesday, 18 March 2009
No

Ciwaanka Muxaadarada

Format

Dhegeyso

1Siiradii Abu Bakar Sidiiq oo kooban 1 MP3Dhegeyso
2Siiradii Abu Bakar Sidiiq oo kooban 2 MP3Dhegeyso
3Siiradii Cumar Binu Cabdicasiis oo kooban MP3Dhegeyso
4Siiradii Cismaan Binu Cafaan  oo koobanMP3Dhegeyso
5Siiradii Cabdillaahi Binu Cabaas oo kooban MP3Dhegeyso
6Siiradii Cabdillaahi Binu Mascuud oo kooban MP3Dhegeyso
7Siiradii Mucaad Binu Jabal oo koobanMP3Dhegeyso
8Siiradii Subeer Binu Cawaam oo kooban MP3Dhegeyso
9Siiradii Abu Bakar SidiiqMP3Dhegeyso
10Siiradii Abu Bakar SidiiqMP3Dhegeyso
11Siiradii Abu Bakar SidiiqMP3Dhegeyso
12Siiradii Cumar Binu Khadaab 1MP3Dhegeyso
13Siiradii Cumar Binu Khadaab 2MP3Dhegeyso
14Siiradii Cumar Binu Khadaab 3MP3Dhegeyso
15Siiradii Cumar Binu Khadaab 4MP3Dhegeyso
16Siiradii Cumar Binu Khadaab 5MP3Dhegeyso
17Siiradii Cumar Binu Khadaab 6MP3Dhegeyso
18Siiradii Cumar Binu Khadaab 7MP3Dhegeyso
19Siiradii Cumar Binu Khadaab 8MP3Dhegeyso
20Siiradii Cumar Binu Khadaab 9MP3Dhegeyso
21Siiradii Cumar Binu Khadaab 10MP3Dhegeyso
22Siiradii Cumar Binu Khadaab 11MP3Dhegeyso
23Siiradii Cumar Binu Khadaab 12MP3Dhegeyso
24Siiradii Cumar Binu Khadaab 13MP3Dhegeyso
25Siiradii Cismaan_binu_cafaanMP3Dhegeyso
26SiiradiiCali_Binu_Abu_Daalib1MP3Dhegeyso
27SiiradiiCali_Binu_Abu_Daalib2MP3Dhegeyso
28Siiradii Cumar_bunu_CabdilcasiisMP3Dhegeyso
29Siiradii Caaisha_bintu_abii_bakarMP3Dhegeyso
30Siiradii Faadimama_bintul_xusaynMP3Dhegeyso
31Siiradii faadimata_bintu_rasuulilaahi_csw 1MP3Dhegeyso
32Siiradii faadimata_bintu_rasuulilaahi_csw_2MP3Dhegeyso
33Siiradii KhadiijaMP3Dhegeyso
34Siiradii Saynab_bintu_jaxshinMP3Dhegeyso
35Siiradii Saynab_bintu_rasuulilaah_scwMP3Dhegeyso
36Siiradii Umu_salamaMP3Dhegeyso
37Siiradii Umu_XabiibaMP3Dhegeyso
 
Hargeisa Information Technology Print E-mail
Friday, 05 September 2008
Read more...
 
Fadliga Bisha Ramadaan Print E-mail
Monday, 01 September 2008

Bisha Ramadaan waa raxmad iyo denbi dhaaf iyo naarta oo la iska xoreeyo, tobanka hore waa raxmad, tobanka dhexena waa denbi dhaaf, tobanka denbena waa muuminiinta oo naarta laga xoreeyo, fadligeeduna waa mid aan inaga qarsoonayn oo leh raadad waaweyn sida ku sugan xadiisyada.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next > End >>

Results 1 - 9 of 75
set as your home page

Tafsiirka Quraanka

Sh. Maxamed Sh.Cumar Dirir
Sh. Cismaan Cali Xuseen
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Arbiciin

Sh.Maxamed  Ismaaciil

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Arbiciin

Sh.Cumar Faaruuq

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Casharka 4aad
Casharka 5aad
Casharka 6aad
Casharka 7aad
Casharka 8aad
Casharka 9aad
Casharka 10aad
Casharka 11aad
Casharka 12aad
Casharka 13aad

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info