Home
Q-Ramadaanta

   Barashada Quraanka

  Maxamed Sidiiq Al-Mashaawi
1.Jus Qadsamic
2.Jus Qadsamic
3.Jus Tabaarik
4.Jus Tabaarik
5.Jus Camma
6.Jus Camma
Maxamuud Khaliil Xusari
1.Jus Daariyaat
2.Jus Daariyaat
3.Jus Daariyaat
4.Jus Qadsamic
5.Jus Qadsamic
6.Jus Qadsamic
7.Jus Tabaarik
8.Jus Tabaarik
9.Jus Tabaarik
10.Jus Camma
11.Jus Camma
12.Jus Camma

   Su'aalo iyo Jawaabo

   Sh. Maxamed Cumar Dirir
1. Su'aalo iyo Jawaabo
2. Su'aalo iyo Jawaabo
3. Su'aalo iyo Jawaabo
4. Su'aalo iyo Jawaabo
5. Su'aalo iyo Jawaabo
6. Su'aalo iyo Jawaabo
7. Su'aalo iyo Jawaabo
8. Su'aalo iyo Jawaabo
9. Su'aalo iyo Jawaabo
10. Su'aalo iyo Jawaabo
We have 41 guests online

Codayn

Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

   Islamic Links

Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
Qardhaawi
Daarul Cilmi

Login Form






Lost Password?
Ogaysiis Mihiim ah:- wax alla wixii ku jira webkan waa mamnuuc in aad ka ganacsataan, wixii ka soo hadhay intaasi fasax ayaad u tihiin Baarakallaahu Fiikum
 

Wargelin: Ugu horeyn waxaanu  idinka raalli gelinaynaa dib u dhaca ku yimid Update-kii Shabakada ee bilaha ahaa iyo khaladaad ku jira casharada qaarkood, waxaase aanu idinku bushaaraynaynaa in shabakada gebi ahaanba aanu dib u habayn ku wadno, isla markaana aanu duruusta iyo Muxaadarooyinka ku jira MP3 ka wada dhigayno. Sidoo kale aanu ku howlanahay sidaanu idinku soo gudbin lahayn duruus intan ka sii badan iyo weliba Muxaadarooyin iyo barnaamijyo diini ah oo daawasho ah. Haddii alle idmana waxaanu rajaynaynaa in bishan gudaheeda aanu ku guulaysan doono isbedelkaa, iyadoo inta aanu howshaa ku guda jirnana codadkii hore si fiican idinku shaqayn doonaan idinkuna ha naga ilaabina ducada.

 

Muxaadarooyinka Bishan ee Shakabada

Siirada Bishan

Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Siiradii Saxaabada oo Kooban Sh.Aadan X. Maxamuud
1Dabaal Dega Sannadka CusubMP3

Abu Bakar Sidiiq 1

MP3
2Xilka Saaran ArdaygaMP3Abu Bbakar Sidiiq  2MP3
3Cilmigu waa dariiqa jannadaMP3Cumar Binu CabdicasiisMP3
4Qofka ka jeesta hanuunkaMP3Cabdillaahi_Binu_CabaasMP3
5Shareecada iyo QaanuunkaMP3Cabdillaahi_Binu_MascuudMP3
6Qiimaha aduunkaMP3Cismaan_Binu_CafaanMP3
7Islaamka iyo xoriyada SaxaafadaMP3Mucaad_Binu_JabalMP3
8Bishaarooyinka xiliyada dhibtaMP3Subeer_Binu_CawaamMP3
9Midnimada_ummadaMP3Siiradii Rasuulka CSW Sh.Mustafe  X. Ismaaciil
10liibaantaMP3Casharkii 1aadMP3
11Akhlaaqda_qofka_muslimka_ahMP3Casharkii 2aadMP3
12Hamiga Qofka Muslimka ahMP3Casharkii 3aadMP3
13Awoodaha_alle_ina_siiyay_ee_aynu_dayacnayMP3Casharkii 4aadMP3
14Sifada DaacigaMP3Casharkii 5aadMP3
15Casharo_laga_faa'iidaysanayo_hijrada rasuulkaMP3Casharkii 6aadMP3
16Hubsashada_warkaMP3Casharkii 7aadMP3
17Diinta iyo siyaasadaMP3Casharkii 8aadMP3
18Fahanka siyaasada sharciga ahMP3Casharkii 9aadMP3
19Duulaankii isbahaysigaMP3Casharkii 10aadMP3
20Sabarka FitankaMP3Casharkii 11aadMP3
Halkan ka eeg in ka badan 84 muxaadaro oo Sh.Mustafe ah

MP3

Casharkii 12aadMP3

Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir

MP3Casharkii 13aadMP3
1Wanaag Faris iyo Xumaan Reebid iyo Jawaabo ku saabsan khaladaadka ciidaMP3

Casharkii 14aad

MP3

2

Wax ka sheega dadka Muslimiinta

MP3

Casharkii 15aad

MP3

3

Salaada

MP3

Casharkii 16aad

MP3

4

Fadliga_Ducada

MP3

Casharkii 17aad

MP3

5

Fadliga_Cilmiga

MP3

Casharkii 18aad

MP3

6

Dhalinyarada

MP3

Casharkii 19aad

MP3

7

Ahmiyada_Guurka

MP3

Casharkii 20aad

MP3

8

Gaalo Isku Eekaysiinta

MP3

Casharkii 21aad

MP3

9

Yurub_iyo_waxaan_ku_soo_arkay

MP3

Casharkii 22aad

MP3

10

Doorashada_Saaxiibka_Wanaagsan

MP3

Casharkii 23aad

MP3

11

Xuquuqda_Nebiga_CSW

MP3

Casharkii 24aad

MP3

12

Dhibaatada_Dhalinyarada_Haysata

MP3

Casharkii 25aad

MP3

13

Ka_faaiidaysiga_waqtiga

MP3

Casharkii 26aad

MP3

14

Sabaha_keena_ridada (Gaalnimada)

MP3

Casharkii 28aad

MP3

15

Asbaabaha_keena_qaraabo_gaynta

MP3

Casharkii 29aad

MP3

 
set as your home page

Tafsiirka Quraanka

Sh. Maxamed Sh.Cumar Dirir
Sh. Cismaan Cali Xuseen
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Arbiciin

Sh.Maxamed  Ismaaciil

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Arbiciin

Sh.Cumar Faaruuq

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Casharka 4aad
Casharka 5aad
Casharka 6aad
Casharka 7aad
Casharka 8aad
Casharka 9aad
Casharka 10aad
Casharka 11aad
Casharka 12aad
Casharka 13aad

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008-2009 Al Hidaaya.info