Nurulyaqiin
Home

 Tafsiir Taxane Ah

   Sh. Maxamed Cumar Dirir

Halkan kala soco todobaad walba Tafsiirka Dheer ee Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir ka wado magaalada Hargeysa. Tafsiirkaas oo sheekhu dhigo Sadexda Cisho ee Sabtida, Axada iyo Isniinta

Ibraahim 1-14realplayerMP3

Ibraahim15-30realplayerMP3

Ibraahim31-52realplayerMP3

   Barashada Quraanka

  Maxamed Sidiiq Al-Mashaawi
1.Jus Qadsamic
2.Jus Qadsamic
3.Jus Tabaarik
4.Jus Tabaarik
5.Jus Camma
6.Jus Camma
Maxamuud Khaliil Xusari
1.Jus Daariyaat
2.Jus Daariyaat
3.Jus Daariyaat
4.Jus Qadsamic
5.Jus Qadsamic
6.Jus Qadsamic
7.Jus Tabaarik
8.Jus Tabaarik
9.Jus Tabaarik
10.Jus Camma
11.Jus Camma
12.Jus Camma

   Su'aalo iyo Jawaabo

   Sh. Maxamed Cumar Dirir
1. Su'aalo iyo Jawaabo
2. Su'aalo iyo Jawaabo
3. Su'aalo iyo Jawaabo
4. Su'aalo iyo Jawaabo
5. Su'aalo iyo Jawaabo
6. Su'aalo iyo Jawaabo
7. Su'aalo iyo Jawaabo
8. Su'aalo iyo Jawaabo
9. Su'aalo iyo Jawaabo
10. Su'aalo iyo Jawaabo

Who's Online

We have 30 guests online

Codayn

Maxaad ka xiiseysaa webkaan Al Hidaaya?
 

   Islamic Links

Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah

Login Form






Lost Password?

Ogaysiis Mihiim Ah

Kala Soco Shabakada Al Hidaaya Tafsiirka Dheer ee Sh.Dirir

Waxa la ogaysiinayaa walaalaha si taxane ah ula socda Tafsiirka Quraanka Kariimka ah ee Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir, in maanta laga bilaabo Shabakada loogu soo kordhiyay oo si taxane ah kala socon doontaan Tafsiirka Dheer ee Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir ka wado magaalada Hargeysa, tafsiirkaas oo Sheekhu sadex cisho dhigo, sadexdaas oo kala ah Sabtida, Axada iyo Isniinta ayaa maanta laga bilaabo kala socon doontaa Shabakada. Tafsiirkaas oo aanu ku guulaysanay in aanu laba hab oo aydun ku dhegeysan kartaan idinku soo bandhignay, labadaas oo kala ah Real Player iyo MP3 oo kaad doontaan dhegeysan kartaan. Hadaba si aad u dhegeysato ulana socoto sadexdaa cisho ee Tafsiirka eeg dhinacaaga bidix si aad u dhegeysato.

 

Xadiiska Todobaadka

Xadiiska 2aad Ee Kitaabka Arbiciinka Tiirarka Islaamka

الحديث الثاني

لحديث الثاني:- عن عمر (رضي الله عنه) أيضاً قال: بينما نحن جلوس عند رسول الله (صلى الله عليه وسلم) ذات يوم إذ طلع علينا رجل شديد بياض الثياب، شديد سواد الشعر، لا يرى عليه أثر السفر، ولا يعرفه منا أحد، حتى جلس إلى النبي (صلى الله عليه وسلم) ، فأسند ركبتيه إلى ركبتيه، ووضع كفيه على فخذيه، وقال: يا محمّد أخبرني عن الإسلام؟! فقال رسول الله (صلى الله عليه وسلم): "الإسلام أن تشهد أن لا إله إلا الله، وأن محمداً رسول الله، وتقيم الصلاة، وتؤتي الزكاة، وتصوم رمضان، وتحج البيت إن استطعت إليه سبيلاً"، قال: صدقت. فعجبنا له يسأله ويصدّقه، قال: فأخبرني عن الإيمان؟ قال: "أن تؤمن بالله وملائكته وكتبه ورسله واليوم الآخر وتؤمن بالقدر خيره وشره"، قال: صدقت. قال: فأخبرني عن الإحسان؟ قال: "أن تعبد الله كأنك تراه فإن لم تكن تراه فإنه يراك". قال: فأخبرني عن الساعة؟ قال: "ما المسؤول عنها بأعلم من السائل"، قال: فأخبرني عن أماراتها؟ قال: "أن تلد الأمة ربتها، وأن ترى الحفاة العراة العالة رعاء الشاء يتطاولون في البنيان"، ثم انطلق. فلبثت ملياً، ثم قال: "يا عمر أ تدري من السائل؟" قلت: الله ورسوله أعلم، قال: "فإنه جبريل أتاكم يعلّمكم دينكم". (رواه مسلم)

Sidoo kale waxa laga weriyey Cumar (RC) inuu yidhi "Maalin maalmaha ka mid ah annagoo Nebiga (SCW) la fadhina ayuu nagu soo baxay nin aad u dhar cad aadna u tima madow oo aanay ka muuqan astaan safar nin yaqaanna nagu jirin, ilaa uu Nebiga ag fadhiistay, markaasuu jilbaha jilbaha u saaray, baabacooyinkiisana kor saaray bowdada Nebiga (SCW) markaasuu ku yidhi: Muxammadow ii sheeg Islaamka, Markaasuu Rasuulkii Alla (SCW) yidhi: Islaamku waa inaad qirto inaan illaah jirin xaq lagu caabudo alla ma ahee, Nebi Muxammadna Rasuulkii Alla yahay, inaad oogtid Salaadda, bixisid Sakada, Soontid Bisha Ramadaan iyo u Xajidid Baydka Alla haddii aad awooddid. Markaasuu yidhi: Run baad sheegtay, markaasaan la yaabnay ninkan wax waydiinaya ee haddana leh run baad sheegtay. Read More

 

Muxaadarooyinka Todobaadkan

Kutub

Sh. Almis Sh. Yaxye

Sh. Cismaan Cali Xusen

 Jacaylka Rasuulka CSW Dhibaatooyinka Muslimiinta haystaKitaabu Towxiid 1
 Ku dayashada wanaagsan Dhowrsanaanta

Kitaabu Towxiid 2

 Is Dultaaga Nafta Kaalinta Gabadha Muslimka ahKitaabu Towxiid 3
Qeex Hadafka Noloshaada Tarbiyadda CaruurtaKitaabu Towxiid 4
 Ahmiyadda Cilmiga Guusha Dhabta ahKitaabu Towxiid 5

Sh.Maxamed Idiris

Kitaabu Towxiid 6
 ku laabashada kitaabka iyo sunaha U Samafalka WaalidkaKitaabu Towxiid 7
 Xalku Waa Islaam Xuquuqda CaruurtaKitaabu Towxiid 8
Xuska Alle SadaqadaKitaabu Towxiid 9
Kitabka Dhulka_GaaladaKitaabu Towxiid 10

Sh.Mustafe X. Ismaaciil

Sh.Barbaraawi

Soomaalidu waxay u dhexaysaa dhib iyo rajo Duulaankii isbahaysigaKitaabu Towxiid 1

Hamiga Qofka Muslimka ah

Dabar Go'a UmadahaKitaabu Towxiid 2

 Sh.Maxamed Cabdi Umal

Kitaabu Towxiid 3
Khatarta MunaafiqnimadaXijaabkaKitaabu Towxiid 4
Xanta iyo Been AbuurkaQabyaaladaKitaabu Towxiid 5

 Sh. Cumar Faaruuq

Kitaabu Towxiid 6
Qabyaalada Dhibteeda Taqwada_AlleKitaabu Towxiid 7

Sh.Maxamed Rashaad

Kitaabu Towxiid 8
Iimanka HormarkaKitaabu Towxiid 9

Kutub

Kitaabu Towxiid 10

Sh.Maxamed Aadan

Sh.Maxamed Cali Jaamac

Sh.Maxamed Cumar Dirir

Tuxfatul Adfaal 1 (Tajwiid)Abu Shujaac 1Abu Shujaac 1
Tuxfatul Adfaal 2 (Tajwiid)Abu Shujaac 2Abu Shujaac 2
Tuxfatul Adfaal 3 (Tajwiid)Abu Shujaac 3Abu Shujaac 3
Tuxfatul Adfaal 4 (Tajwiid)Abu Shujaac 4Abu Shujaac 4

Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil

Abu Shujaac 5Abu Shujaac 5
Hidaayatu Mustafiid 1 (Tajwiid)Abu Shujaac 6

Abu Shujaac 6

Hidaayatu Mustafiid 2 (Tajwiid)

Abu Shujaac 7Abu Shujaac 7
Hidaayatu Mustafiid 3 (Tajwiid)Abu Shujaac 8Abu Shujaac 8
Hidaayatu Mustafiid 4 (Tajwiid)Abu Shujaac 9Abu Shujaac 9
Hidaayatu Mustafiid 5 (Tajwiid)Abu Shujaac 10

Abu Shujaac 10

Hidaayatu Mustafiid 6 (Tajwiid)Abu Shujaac 11Abu Shujaac 11
Hidaayatu Mustafiid 7 (Tajwiid)Abu Shujaac 12Abu Shujaac 12
Hidaayatu Mustafiid 8 (Tajwiid)Abu Shujaac 13Abu Shujaac 13
 

Duruusta Webka Aad Kala Socon Karto

Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir

 Tafsiir  Nuurulyaqiin Abu ShujaacBuluuq

Sh.Maxamed Cali Jaamac (Ina Cali Gadhle)

 Safina Zubad Abu Shujaac Minhaaj

Sh.Cismaan Cali Xuseen

 Tafsiir Kitaabul Towxiid Qawaacidul Musla

Sh.Aadan Xaaji Maxamuud (Sh.Aadan Siiro)

Taariikhdii khulafada Raashidiin

Sh.Cumar Faaruuq

 Tafsiir Arbiciin Annawawi 

Sh.Cabdillaahi Barbaraawi

Tafsiir Sifada SalaadaKitaabul_Towxiid
 

Tafsiirka Quraanka

Sh. Maxamed Sh.Cumar Dirir
Sh. Cismaan Cali Xuseen
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Maxamed Cabdi Umal

Arbiciin

Sh.Maxamed  Ismaaciil

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Arbiciin

Sh.Cumar Faaruuq

  Casharka 1aad

Casharka 2aad

Casharka 3aad

Casharka 4aad
Casharka 5aad
Casharka 6aad
Casharka 7aad
Casharka 8aad
Casharka 9aad
Casharka 10aad
Casharka 11aad
Casharka 12aad
Casharka 13aad

Muxaadaro Cusub

Maxamed Cumar Dirir

  Doorashada Saaxiibka Wanaagsan

Sh. Almis  Sh. Yaxye

Kibirka Iyo Isla Weynida

Sh.Ina Cali Gadhle

Qaybo ka mid ah Iimaanka

Qormooyinka Todobaadkan

Weedh Qaaliya

 Diin walbaaba waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka.

        Ma ogtahay In

Suuratu Al-malik ay u shafeeco qaadeyso qofka akhriya maalinta qiyaamaha, sida ku sugnaatay xadiis saxeex ah oo laga weriyey Nebiga (CSW).

Akhri Oo Ku Dayo

Amiirkii Muslimiinta ee la odhan jiray Haaruun Al-Rashiid ayaa markii sakaaraadkii geeridu qabtay ayuu u dhawaaqay hogaamiyayaashiisii waxaanu ku amray in ay ciidankiisii soo tubaan. Waxaa goobtii la keenay dhammaan ciidankiisii oo ku gaashaaman saanadoodii oo dhan. Haaruun Al-Rashiid inta uu aad u ooyey ayuu yidhi, “ Ka aanu mulkigiisu taginow u naxariiso ka mulkigiisii tagay”. Waxa uu halkii ka sii waday oohintii ilaa naftu ka baxday.

Saddexlay

Saddex QUDHAANJADA kaga dayo:

1.Joogtaynta shaqada

2.Ku celcelinta isku dayga

3.Sixida khaladka

Hal Xidhaale

1.Kumuu ahaa Asxaabigii mar kasta oo uu ducaysto illaahay ka aqbali jiray ducadiisa?

2.Dawladii Cabaasiya maxaa loogu bixiyay magacaa?

3. Sheeg Suurada Aayad kasta oo ka mid ahi uu ku jiro kelmada allaah  (الله)?

4.Waxa aad sheegta tirada Sujuudaha Quraanka ku jira iyo suuradaha ay ku jiraan?

5. Waxaad sheegtaa taariikhda Miilaadigu intay ahayd markii uu dhashay Rasuulka CSW?

Jawaabaha ku soo hagaaji emailka This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Jawaabaha Su'aalihii Hore

1.Waxaad sheegtaa shanta suuradood ee quraanka ugu horeeya ee Al Faatixa, Al Baqra, Al Cimraan,Nisaa iyo Maa'ida siday u soo kala hor degeen iyo halkay ku soo degeen Maka ama Madiina? Jawaab: Waxay u soo kala hor degeen sida ay u kala horeeyaan oo suuratu Faatixa waxay ahayd suuradii 5aad waxaanay ku soo degtay Makka ,suuratu Baqrana waxay ahayd suuradii 87 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Al Cimraan waxay ahayd suuradii 92 waxaanay ku soo degtay Madiina, suuratu Maa'ida waxay ahayd suuradii 112 waxaanay ku soo degtay madiina

2.Waxaad Sheegtaa Suuratu Baqra inta jeer ee ay ku jiro kalmada Allaah (الله)? Jawaab: Suuratu Al Baqra kelmada (الله) waxay ku jirtaa 282

3. Waxa aad sheegtaa Suuratu Al Cimraan inta kelmadood ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Al Cimraan waxay ka kooban  tahay 3481 kelmadood

4.Waxa aad sheegtaa Suuratu Maa'ida inta xaraf ee ay ka kooban tahay? Jawaab: Suuratu Maa'ida waxay ka kooban tahay 12032 xaraf

5.Waxa aad sheegtaa tirada magacyada Naarta ee Quraanka ku jira? Jawaab: Tirada Magacyada Naarta ee ku jira Quraanku waa 9 magac, kala ah Jaxiima, Xudama, Saciira, Samuum, Naar, Jahanama, Saqara, Sijiin iyo Haawiya.

أسماء النار:- الْجَحِيمُ‏، ‏الْحُطَمَةُ‏، ‏السَّعِيرُ‏، ‏السَّمُومٌ‏، ‏النَّارُ‏، ‏جَهَنَّمُ‏، ‏سِجِّينٌ‏، ‏سَقَرٌ‏، ‏هَاوِيَة
@copyright (C) 2008 Al Hidaaya.info